Aayatulaahi Khumeyni oo 8-sano kadib Salaad Jimco tujiyay Kumanaan dad ah (Daawo Sawirada)

Hogaamiyaha Ruuxiga ee dalka Iran Aayatulaahi Cali Khumeyni ayaa maanta salaada Jimcaha 8-sano kadib kumanaan dadweyne ah ku tujiyay Masjid weyn oo kuyaala magaalada Tehran . Salaada Jimcaha uu tujinayay Hogaamiyaha ruuxiga ee Iran waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan dalka Iran iyo kumanaan kun qof oo dadweyne ah aad u taageera Hogaamiye Aayatulaahi Khumeni … Continue reading Aayatulaahi Khumeyni oo 8-sano kadib Salaad Jimco tujiyay Kumanaan dad ah (Daawo Sawirada)